Madaxweyne Erdogan oo ka bad baaday isku day la doonayay in lagu dilo

Wararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in gaadhi uu saarnaa askari ka tirsan ciidamada booliiska laga helay walxaha qarxa, kaas oo qayb ka ahaa ilaalada isusoobax uu ka qaybgalay madaxweyne Recep Tayyip Erdogan. Qalabkan qarxa ayaa waxaa helay saraakiil ka tirsan sirdoonka Turkiga daqiiqado ka hor inta uusan bilaabmin isu soo bax ka dhacay … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo ka bad baaday isku day la doonayay in lagu dilo